Deeq A. Posted June 10, 2019 Sida ay sheegeyso hey’dda NASA waxaa caawa oo isniin ah dunida laga arki-doonaa meeraha Jupiter oo ka mid ah meerayaasha ugu caansan, ugu weyn. Jupiter waxaa uu 11 million mile kasoo soke-mari-doonna halka uu joogo, taasi oo ay si caadi ah u arki karaan dad ku nool dunidan ama dhulka, waxaa kale oo aad adeegsan kartaa telescope. Meerahan waxaa kale oo la socda 4 xidig, oo iyadana ay dadka ark-doonaan, waxaa ay arrinkan xiiso gaar ah u leedahay dadka xiiseeya xidigaha. Jupiter waa meeraha 5-aad ee nidaamka Qoraxda (Sun), waa kan ugu weyn ee nidaamka loo yaqaano Solar System. Nidaamka Solar System: Qoraxda (Sun) Feenas (Venus) Dhulka (Earth) Maaris (Mars ) Jibitar (Jupiter) Sataan (Saturn) Yuraanas (Uranus) Nebton (Neptune) Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites