Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Jabuuti Oo Dekedaheeda Iyo Baddeeda Ka Mamnuucday Maraakiibta Dawladda Iiraan Iyo Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa sheegtay in ay dekedaheeda iyo baddeeda mamnuuc ka yihiin maraakiibta dawladda Iiraan. Danjiraha Jabuuti u fadhiya Sucuudiga ayaa sheegay in aanay aaggooda ka hawl gali Karin guud ahaan maraakiibta Iiraan.

Gelle.jpg

Waxa uu hoosta ka xariiqay in aanu jirin wax xidhiidh ah ama iskaashi ah oo ka dhexeeya Jabuuti iyo Iiraan tan iyo markii ay xidhiidhka u jartay.

Waxa uu sheegay in ay Jabuuti ka go’an tahay mabda’a ah in aanay Iiraan faro gelin ku yeelan dalalka Carabta, islamarkaana ay taabacsan yihiin isku duubnida xulufada Sucuudiga kadib markii ay isbahaysiga taabaceen sanadkii 2016.
Source: Saudi Gazette

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this