Deeq A. Posted June 9, 2019 Dhuusomareeb (SMN) – Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa xilka qaadis ku sameeyay guddoomiyihii gobolka Mudug C/rashiid Xaashi Cartan,. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Xaaf ayaa sidoo kale xilkaasi loogu magacaabay Cabdiraxmaan Cali Diiriye ( Isxal). Halkan hoose ka Akhriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites