Sign in to follow this  
Deeq A.

SOMALILAND: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Warar Hordhac Ahi Sheegayaan Inuu Safar Ku Tagaayo Dalka Sweden .

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargaysa) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Muuse Biixi Cabdi ayay warar hordhac ah oo saxaafadda soo gaadhay sheegayaan inuu safar ugu baxaayo Dalka Sweden . Ma jirto martiqaas rasmiya oo uu ka helay dawladda dalka Sweden balse wuxuu uu casuumad ka helay Xisbiga Christian Party oo ka mid ah xisbiyada ka jira dalkaasi Sweden.

4F928C0A-112B-4C12-9A57-B0304A9C66ED.jpe

Ilaa hadda war rasmi ahi kama soo bixin dhinca Madaxtooyada Somaliland, kaas oo ku saabsan Safarka Madaxweyne Biixi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this