Cowke Posted June 22, 2010 This is a video of Habo Tuna Factory located in Habo Bari Region. It employs up to 1500 people in puntland and is 1 of the 2 fish processing plants of the state the other being las qoray fishery plant. Anyways You can watch the Habo Fish Factory advertisement below Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted June 22, 2010 Mahadsanid Cowke, Waaw, warshada Xaabo waa mid casri ah, Videowgana aad ayaan uga helay. waan ku faraxsanahay in aan arko ummadeenii oo muruqooda iyo maskaxdooda isticmaalaya. Suuqyada aduunkana kula tartamaya xaga wax soosaarka iyo dhinaca dhaqaalaha. waxaa xaqiiq ah in uu wadankeenu leeyahay khayraad badan oo dabiici ah. Hadii ay noqon laheeyd dhinaca badda, dhinaca beeraha, xoolaha la dhaqdo iyo waliba Saliida dabiiciga ah oo iminka laga helay gobalada Bari. Wax soo saarka iyo warshadihii uu wadankeenu caanka ku ahaa waxaa ka mid ah: Warshada Kaluunka Warshada Hilibka Warshada Caanaha Warshada Sonkorta Warshada Burka iyo Baastada Warshada Coca Cola iyo Fanto Warshada Cambaha Warshada Suufka iyo Dharka Warshada Saabuunta Warshada Sibidhka Warshada Sigaarka iyo Taraqa Intaasi waa warshadahii aan anigu ka Xusuusto wadankeenii Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted June 23, 2010 Showqi yes it is very positive news the factories are coming back. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted June 23, 2010 Masha alla, illaahow noo badi oo noo barakee. Quote Share this post Link to post Share on other sites