Sign in to follow this  
Deeq A.

Kenya oo Maxkamadeynaysa Bursaliid iyo Soomaali kale

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho  (SMN): – Aqoonyahan Ibraahim Farax Bursaliid iyo Sadex Qof oo kale oo Soomaali ah ayaa Manta la horgeynayaa Maxkamad iyado Dowlada Kenya ay ku Eedeysay Xubnahan in ay Xiriir la leeyihiin Kooxaha Argagixisada.

Sadexda Qof ee kale ayaa Magacyadooda lagu sheegay ,Mohamud Mohamed Bashir, Ali Abdi Mohamed iyo Hussein Hassan Muhammud.

Ciidamo katirsan Booliska ayaa Shaqsiyaadkan soomaalida ah kala baxay gurayhooda dabadeedna Jeelka dhigay.

Dad badan oo Soomaali ah ayaa dhaleeceyyey Xariga Bursaliid oo ah nin aqoonyahan ah oo ka faaloda arimaha geeska Africa islamarkaana bare ka ah jaamacad kutaala Dalkaasi

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this