Deeq A. Posted June 7, 2019 Muqdisho (SMN): – Aqoonyahan Ibraahim Farax Bursaliid iyo Sadex Qof oo kale oo Soomaali ah ayaa Manta la horgeynayaa Maxkamad iyado Dowlada Kenya ay ku Eedeysay Xubnahan in ay Xiriir la leeyihiin Kooxaha Argagixisada. Sadexda Qof ee kale ayaa Magacyadooda lagu sheegay ,Mohamud Mohamed Bashir, Ali Abdi Mohamed iyo Hussein Hassan Muhammud. Ciidamo katirsan Booliska ayaa Shaqsiyaadkan soomaalida ah kala baxay gurayhooda dabadeedna Jeelka dhigay. Dad badan oo Soomaali ah ayaa dhaleeceyyey Xariga Bursaliid oo ah nin aqoonyahan ah oo ka faaloda arimaha geeska Africa islamarkaana bare ka ah jaamacad kutaala Dalkaasi View the full article Share this post Link to post Share on other sites