Sign in to follow this  
Deeq A.

Dr. Bur-saliid Oo Ka Falooda Siyaasadda Geeska Afrika Oo Lagu Xidhay Nairobi.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Nairobi) Wararka saacadihii u danbeeyay soo baxay ay ayaa sheegaya in Dr Ibraahim Faarax Bursaliid oo arrimaha siyaasadda ka faaloooda lagu xidhay magaalada Nairobi.

C5B1FA36-B0A2-4730-BDDF-DB5FE80E48FA-102

Dr Bursaliid ayaa xalay laga kaxeystay gurigiisa, sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo isaga ku dhow. “Waxaa tagay gurigiisa askar dhar cad ah oo soo u kexeeyay saldhig ciidan.”

Waa macallim jaamacedeed oo ku takhakhusay arrimaha xidhiidhka caalamiga ah, kana faalooda xaaladaha Afrika iyo caalamka.

Ma cadda sababta loo xidhay illaa iyo hadda. Wuxuu bare ka ahaa jaamacad ku taalla Nairobi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this