Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo shicibka Somaliland u diray hambalyada ciida

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi ayaa dhambaal hambalyo ah oo uu na soo gaadhsiiyay waxa uu shicibka reer Somaliland ee ku sugan gudaha dalka Iyo dibadba uu u diray hambalyada Ciidal fadriga.

Waxana uu Ilahay uga baryay in uu soonkii Iyo cibaadadii bishii Ramadaan ka aqbalo kuna ciidaan ciid wanaagsan,vsanadkan sanadkiisa a Alle inagu gaadhsiiyo bash bash Iyo Barwaaqo.

Aamiin

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this