Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Puntland oo u hambalyaysay Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay James Swan

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabudllaahi Deni ayaa hambalyo u diray wakiilka cusub ee xoghayaha Qaramada Midoobay u soo magacaabay Soomaaliya James Christopher Swan.

Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland oo loogu hambalyeeyay Mr. Swan ayaa sidoo kale lagu sheegay in xukuumadda Puntland ay ka go’antahay la shaqeynta xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM.

Hambalyo.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Xukuumadda Puntland oo u hambalyaysay Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay James Swan appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this