Deeq A. Posted June 3, 2019 (SLT- Ereteriya)-Madaxweynaha Ereteriya Isaias Afwerki iyo wasiirkiisa arrimaha dibadda Cismaan Saalax Maxamed ayaa qaabilay ergayga Somaliland u qaabilsan Qaramada Midooobay Mudane Maxamed Warsame Ducaale oo gaadhay magaalada Asmara ee xarunta Ereteriya. Ma jirto faahfaahin ka soo baxday kulanka madaxda sare ee Ereteriya iyo Danjiraha Somaliland ee UN-ta laakiin, Somaliland iyo Ereteriya ayaa xidhiidh togan yeeshay tan iyo markii wefti cusus oo Asmara ka socda yimid Hargeysa bilihii la soo dhaafay. Somaliland: Eritrea president Isaias Afwerki and his foreign minister Osman Saleh Mohammed receives, Dr. Mohamed Warsame Duale, Somaliland envoy to the UN. Dr. Duale arrived in the Eritrean capital, Asmara. @AliJibrilMedia pic.twitter.com/AMkX3uSXfU — Geeska Afrika Media (@GeeskaM) June 3, 2019 HOA #Eritrea #Ethiopia #Somalia #Djibouti #Somaliland https://t.co/WFE771ILUp — Eritrean Press (@EritreanPress) June 3, 2019 Somaliland: #Eritrea president Isaias Afwerki and his foreign minister Osman Saleh Mohammed receives, Dr. Mohamed Warsame Duale, one of #Somaliland Top envoys . Dr. Duale arrived in the Eritrean capital, Asmara. @AliJibrilMedia pic.twitter.com/z4KNHoTfZH — Mohamoud A. Hassan (@maxamuudoday) June 3, 2019 Source Share this post Link to post Share on other sites