Sign in to follow this  
Deeq A.

Hormuud oo Deeq gaarsiisay Qoysas Yamaniyiin ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMM) – Hay’adda Hormuud Foundation ayaa maanta maanta Deeq Lacageed gaarsiisay 00 Qoys oo ka mid ah dadka Yamaniniyiinta ah ee ku sugan M/Muqdisho.

Qoysaskan oo dalkooda uga soo cararay dagaallo ayaa in muddo ah ku noolaa gudaha Caasimadda, iyaga oo wajahayay daruufo nololeed.

Gudoomiyaha hay’adda Hormuud Foundation Cabdullaahi Nuur Ismaan oo ka warbixiyay deeqdan ayaa sheegay in ay ugu talagaleen in Qoysaskaasi ay uga faa’iideystaan u dabaaldaga maalmaha Ciidul Firdiga.

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay dhammaan Ummadda Soomaaliiyeed in la caawiyo dadkaasi.

Hay’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa tan markii la guda galay bisha barakeysan ee Ramadaan howlo Samafal ka waday gudaha magaalada Muqdisho.

Halkan ka daawo Sawirrada:-

66 11 22 33 44 55

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this