Deeq A. Posted June 2, 2019 Jowhar (SMN) – Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii looga qaaday Cumar Maxamed Cumar oo ahaa guddoomiyihii maamulka degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Sidoo kale isla wareegtadan ayaa waxaa guddoomiyaha cusub ee degmadaasi loogu magacaabay Axmed Xuseen Axmed (Shiidka) oo horay u soo qabtay xilkaasi. Halkan hoose ka Akhriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites