Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Shiidka Oo Mar Kale Loo Magacaabay Guddoomiyaha Degmada Warsheekh

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay guddoomiyaha degmada Warsheekh ee Shabellaha Dhexe, isaga oo xilkii ka qaaday guddoomiyahii hore, kadib wareegto uu soo saaray.

Waxaa xilkan hayey Cumar Maxamed Cumar, iyadoo loo magacaabay Axmed Xuseen Axmed (Shiidka) oo horay xilkaasi usoo qabtay.

Waare ayaa sababta xilkan uu u magacaabay ku sheegay in loo baahan yahay isbedallo iyo in la sameeyo golaha deegaanka Warsheekh.

Hoos ka akhriso wareegtada:

Warsheekh.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this