Sign in to follow this  
Deeq A.

War Deg Deg Ah: Ciyaartoygii Caanka Aha Ee Rer Somaliland Jamaal Gadari Oo Geeriyooday.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Qatar) Ciyaartoygii caanka aha ee Maxamuud Soofe Yaasin (Jamaal Gadari ) ayaa Caawa geeriyooday. Jamaal Gadari ayaa kamid aha Xidigihii Xulka kubadda Cagta Togdheer ee sideetamaadki, kadib wuxuu u wareegay Dalka Qatar oo Xulka Dalkaas uu laacib wayn ka noqday.

25EB0BBA-7B9F-456F-AC1B-D5D191967F00.jpe

Alle hawnaxariiso Jamaal Gadari wuxuu koobab caalamiya kula guulaystay Xulka kubadda cagata Qatar, muddo kooban ayuu xanuun u jiifay siday warka ku heshay shabakadda Somalilandtoday.com kadibna tii alle ayaa u timi. Dhammaan bahada Somalilandtoday Media Group waxay tacsi u dirayaan bahada Ciyaaraha Somaliland, Gobolka Togdheer iyo eheladii uu ka baxay Jamaal Gadari, marxuumkana alle waxaanu uga baryaynaa Inuu u naxariisto.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this