Sign in to follow this  
Deeq A.

“Farriimaha Aanu Caalamka Ka Helayno Arrinta Xuquuqal Iinsaanka Somaliland Meel Laga Werwero..” Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadley Ciidamadii Somaliland Ka Goostey

Recommended Posts

Deeq A.   

Xoghayaha guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Khadar Xusen Cabdi ayaa waxaa uu si adag u cambaareyey xadhiga ay xukuumadu muddo bil ka badan ay wali xabsiga ugu sii hayso guddoomiyihii garabka dhalinyarada ee xisbigaasi Maxamed Sadiiq Dhamme, waxaana uu sheegay in guddoomiyuhu ku xidhan yahay sharci-darro.

Sidoo kale xoghayaha ayaa waxaa uu ka Hadley isla markaana uu nasiib daro ku tilmaamay in ciidamo Somaliland ka goostaan isla markaana ay ku biiran maamulka Puntland, waxaana uu xukuumada ugu baaqay inay faahfaahin dadka qanciya ay ka bixiso arimaha sababtey arintaasi, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this