Deeq A. Posted June 1, 2019 Muqdisho (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta u safray dalka Qatar. Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Dalka ayaa inta uu joogo Qatar waxa uu kulamo looga hadlayo xoojinta xiriirka labada dal la yeelan doonaa mas’uuliyiinta dalkaasi. Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa waxaa ka dhexeeya xariir qota dheer oo soo jireen ah. View the full article Share this post Link to post Share on other sites