Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’isil wasaare Kheyre oo u duulay dalka Qadar

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta u safray dalka Qatar.

Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa garooka waxaa ku sii sagootiyay xubno katirsadowlada .

Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Dalka ayaa inta uu joogo Qatar waxa uu kulamo looga hadlayo xoojinta xiriirka labada dal la yeelan doonaa mas’uuliyiinta dalkaasi.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa isna ku maqan dalka Boqortooyada Sucuudiga.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Ra’isil wasaare Kheyre oo u duulay dalka Qadar appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this