Nin-Yaaban Posted November 23, 2004 Wiilo midhaa ma arkin, laakinse waanku faraxsanahay inuu jiro qof shimaali heesahiisa jecel. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 24, 2004 Runtii aad iyo aad baan u jecelahay Heesaha Soomaaliga aad baana u dhageystaa shimalina waa one of the Somali artists that i listen to.... Go figure:.............. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 24, 2004 Salaan... Many songs by Cabdijibaar Al khaliiji, especially "Alam Dheh" I believe Alam dheh alam gariiroow oo hiroow hirig dheh... was originally sung by Cali Jareere. You can find it on Hiiraan Online music section, at the bottom. Or you can download from here the new one by Cabdijabaar Khaliiji. Aniga heesaha aa ka danbeeyo: Cabdi Tahliil Warsame {Onkod} Sulfa {heesihiis dhan} Faadumo Qaasim {aawey hee aaragiis ma iloobinee...waxaan u ooya ooya cawada...} Luul Jeylaani {baxsanaa baxsanaa, alla wiilka baxsanaa... iyo cunto waa cuni waayeeee, cawadii waa hurdi waayeee.....ceelaaaaaaaaaan ku dhacee ku cariirsamayee...} Cumar Shooli {heesihiis dhan dhamaantood} Caasha Cabdoow {iloow, iloow...} Seynab Cige {qabrigii jaceylkoow, quraankaa ku mariyee...} Shimaali Axmed Shimaali {kalifoorniyaa tagee, kanada markaan u socday...anigoo kulyeeri kor saaran ayaa gabar kuusan oo madoow...wataa....hadii kale waxaan lahaa....aaheey} Magool {anoo idileey, aroos kuula gala...asluub badanoow, udgoon badanoow...sidii ubaxii u udgoon badanoow iyo heesta wadaniga kuftay, kuftay, dhacday, dhacday ayaad taqaan...} Xasan Aadan Samatar {iyeeyoow iyeeyoow} Maryan Mursan {soomaalida u diida ceeb, naftiina u diida...} Saado Cali {dalkeyga waa jeclahay, dadkeyga waa jeclahaaaaaaaaay..} Binti Camaari Iyo kuwii la iloobay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted November 25, 2004 Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: I believe Alam dheh alam gariiroow oo hiroow hirig dheh... was originally sung by Cali Jareere . You can find it on Hiiraan Online music section, at the bottom. Or you can download from here the new one by Cabdijabaar Khaliiji. I wasn't aware that song was originally by Cali Jareere and thanks for the link. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Diamante Posted November 25, 2004 my fav song goes like this dhabarka iyo laabta iyo, dhinaca wadnaha baad, dhamac kuu beerto, dhaawac baan qabaayee it's called Dhabarka iyo Laabta and its song by Cumar indha Yare, but i believe its a cover, but i dont know who sang it originally anyone knows? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted November 26, 2004 MMA said I believe Alam dheh alam gariiroow oo hiroow hirig dheh... was originally sung by Cali Jareere. You can find it on Hiiraan Online music section, at the bottom. Or you can download from here the new one by Cabdijabaar Khaliiji. I believe that song is part of the folk music of Awdal... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted November 26, 2004 Originally posted by *Diamante*: my fav song goes like this dhabarka iyo laabta iyo, dhinaca wadnaha baad, dhamac kuu beerto, dhaawac baan qabaayee it's called Dhabarka iyo Laabta and its song by Cumar indha Yare, but i believe its a cover, but i dont know who sang it originally anyone knows? Abdo Xamar Qood(sp) from the Republic of Djibouti.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 30, 2004 1) Maxamed Saleebaan Tubeec . a) Hooyo (the best) My favorite b) Gufaaco c) Nasteexo d) Geelaa ( I don’t know the name of the song, may be it is called Geelaa) e) Neyruus with Magool f) Aroor g) Aramiduu with Magool h) Guryasamo with Maandeeq i) Aamiin Allahayow (Waxaad igu Abuurtaan La’atkeysan Waayee) k) And all other Saleebaan Songs (Simply the best songs) 2) Khadra Daahir Cige a) Gabal Daye b) Xageen Talo Kaha Hagaagaa c) Isha Sacabka Mari (the best) d) Afka Lagama Sheegto Adigoon Jaceyl Arag e) All other songs 3) Hibo Nuuro a) Aaminka ducadiyo Ala baariga mooyee with Faarax G Samatar b) Ma Muujiyee Jaceylka waan Maldahiyaa c) Daalo- ha iga tagine ii Tali 4) Xassan Aaden Samatar a) Arbaciyo Isniin b) All his other Songs 5) Sahro Axmed a) Waqtigii Idhaafiyo b) All her other Songs 6) Salaad M. Shardi a) Ima Ogide Waxaan Ahay 7) Ahmadey Abu bakar a) Qoraxdii Dhacdayba, qiseey subixi (Qarnigoo Labaatan ah) b) And all his other songs 8) Cumar Shoolli a) Ladabaalo Caashaqa (The best) b) And all his other Songs 9) Abdi Qadar Xassan a) Gacalooy Jaceelkani 10) Maryan Mursal Ciise a) Waan Ku Daalay Raadiskaaga (the best) b) All her other Songs Heeso Reer Xamiri Ah: (Ruwaayado) 1) Mashaakilkii Jeceylka 2) Damac Adduun 3) Habla Yahoow Hadmaad Guursan 4) Kibirkii Caashaqa 5) Shumeey 6) And all other Ruwaayado Waan ku daalay raadiskaage - the best Maryan Mursal Isse-Eray&laxanki-Faarax Guuleed . http://www.hobyonet.com/music.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 11, 2004 here is mine: Music Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted December 11, 2004 dude! i got joe and nelly! on this link! that was coool!!thx bud! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Honesita Posted December 15, 2004 Wilo...allah sis, from now on u'll be the one i call to fill my somali collection...!! You know ciilka iqabta when i hear somali music....i love it so much but i dont understand it....i can sing with it, but af jini baan ku heesaa.....and the day few words make sense to me, goodness u cant imagine my excitement...!!! Some of my fav are: (keep in mind i make my own words sometimes) Laba miirlaa lay muthaa...waa lay imaadiyaa... Ma muujiyee jacelkaa waan haldhahayaa....nafteeyda waan, waan, waaan maaweeliyaa... Waa duulestiinee dayaxaa, dayaxaa Nafteeydaa ku jiraban....waxay haysa jamashadaa. Jacayl aayatile baan abuurnoo waad ogeeydoo...intan ubadkiisi muday baan iyalushoo waan adkeeyoo... Adna sidaasaa, meel iiga taalee, makaa maarmi karaayee... Bilaneey kalgaceeylku waa, waa, waa Waxan uurka kaa jirin, afka laga ma sheegoo... Xadiyo shimbaraha war kama helayee...midan diray hadal ma soo cilinee, hurdo waayoo, harsan waayay, ee xaga hodaneey aad ... Zaynab Cige Koshin's last album, the third song.... Juba Most Xamari Allah dhaantadu dhimatayee dhulkay ku dhacdayee, dhaantada dhulka maa ka qaadaanee... Maskiin....thanx for the excellent link....i was looking for such a site...list more if you know of them please...!! Salaamz Quote Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted December 16, 2004 Originally posted by Gediid: I believe that song is part of the folk music of Awdal... That's an interesting note. I'd like to know if anyone has the details on the song that is played before interviews on HornAfrik. Such as this one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 16, 2004 Honesita dear waa lagaa caawinaa that department haka wal walin haddii ay noqoto xataa in laguu soo diro cajalado iyo waliba HEESO Qoraal ah waa lagaa caawinaa. Adiga lee soo sheego Go figure:.................. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted May 23, 2008 Pumb! Digfer... Boqoraddii Haweenkooy! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 8, 2008 For the old guards: Who can understand XASSEN DIIRIYE and his IIMA YAX-YAXDOOsong, here. Sometimes, I think I have a young body with an old soul inside. Waxan unbaan ka helaa. Jacayl aan Yareeyni Iyahoonsayoo Yeela igu xidhyoo Yufluu ila tagee Kufayooday eradoo Yulqamoo cidlaan Yuun qudha intaa Aan ka Yoohayaa Middaan Yu'anayanaa Iima Yaxyaxdoo Waa yeelkadaa Ayey igu tidhaahdaa Yuraye dadyoow Ya hore u yiqiin Yaana dhihi jiroo Yabaq yaan Idhaa?? * * * Isyeelyeeli Maayee Afkiiyo ilkihii Yaxaas Igu yalamsayoo Mana Yibil baxoo Waan yaabanoo Yoolkiibaa intaa Ayuu iigu yimid Middaan Yu'anayanaa Iima Yaxyaxdoo Waa yeelkadaa Ayey igu tidhaahdaa Yuraye dadyoow Ya hore u yiqiin Yaana dhihi jiroo Yabaq yaan Idhaa?? MMA Heeso is not your forte from what I see here. You mention Magool and skip," Isna ilam daryeelo, anna kama danbeeyo" song???? I think it is by far one of its best! I think Sulfa's best is " Dareenkaa Lahaaw'e" Quote Share this post Link to post Share on other sites