Deeq A. Posted May 31, 2019 Waxaa si milge iyo maamuus leh kuugu martiqaadaynaa inaad nagala soo qaybgasho bandhigga buugaagta bahda laashin: Gaso ganuun iyo gasiin. Prof Cali A. Jimcaale Bidhaamiye . Barbaariye Bashiir Cali Xuseen Godob iyo Gallad. Dr Xuseen M.Cabdule Waa habeenka Hal abuurka iyo Qoraaga ee magaalada Zurich. Goobta: Reformiert Kirche Zurich Stauffacherstrasse 8 8004 Zurich Amminta: 15.06.2019 Goorta: 18:30 Kala xidhiidh: Cabdalla Saciid : +4179 585 37 98 Liibaan Axmed Qoodow:+41 76 558 30 21 Cabdiraxiin H. Galayr : +41 76 612 72 80 Share this post Link to post Share on other sites