Sign in to follow this  
Deeq A.

Boqorka Sacuudiga Oo Sheegay In Dalka Iran Yahay Khatar Adduunka Ku Soo Wajahan.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Jiddah) Boqorka Sacuudiga ayaa Iiraan ku tilmaamay halis ku soo fool leh ammaanka adduunka.

5F0ACEF1-217A-4198-B749-A542B0C65D1A.jpe

Boqol Salmaan ayaa shirka Carabta ka sheegay in loo baahan yahay in dalalka Khaliijka iyo beesha caalamka ay Iiraan ka hor istaagaan wax uu ugu yeeray falal dambiyeedyada iyo faragalinta ay gobolka ka waddo.

Iiraan ayaa diiday sheegashooyinka Sacuudiga ee ku aadan in ay ka dambaysay weerarradii dhawaan lagu qaaday maraakiibta shidaalka qaadda.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this