OLOL Posted September 26, 2005 Waxaan idin sheegeeynaa in gabadhii yareyd ee buradu dhabarka kaga tiil ay ku saqiirtay xamar. ilaahey samir iyo iimaan ha naga wada siiyo ... Qof walba waqtigeeda ma dhaafeyso - gabadhaas dad badan ayaa isku dayay ineey wax u qabtaan laakiin waa laga daahay - laakiin waa saqiirtay oo janadii fardoowsa ayey aaday.... waxaa u maleeysaa in dhaqso dad badan eey ku bilaabatay donor fatigue oo maalin kasta internet-ka waxaa la soo geliyaa ilmo soomaaliyeed oo aad iyo aad u jiran- oo dhamaantood tumor iyo wax ka daran qabo- hadda waxaa jira wiil isha cancer ugu so baxay oo ku jira hiiraan.com Koo kalena waxuu ku yaal dayniile oo paralysis ku dhacay.... Please kuwaasna hala la tacaala. Gabadhii Austria la geeyayna weli isbitaalkeey ku jirtaa oo daawo aa u socoto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mizz-HurriCane Posted September 26, 2005 Ena Le-Ellah W Ena Elahy Rajecoon ==> Alle ha uu naxariisto oo Ahligeeda ha siiyo Samir iyo Imaan Quote Share this post Link to post Share on other sites