Sign in to follow this  
Deeq A.

DEG DEG: Xoghayaha QM oo wakiil cusub usoo magacaabay Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

New York (Caasimada Online) – Xoghayaha guud ee QM, Antonio Guterras ayaa James Swan oo u dhashay dalka Mareykanka u magacaabay inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee u qaabilsan Soomaaliya.

James Swan oo u dhashay dalka Mareykanka ayaa horey u ahaa safiirka Mareykanka u qaabilsan Jabuuti, wuxuuna beddelayaa Nicholas Haysom oo horey ay usoo cayrisay dowladda Soomaaliya.

Naga fili faahfaahin dhowaan Insha Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this