Sign in to follow this  
Deeq A.

“Eheladeenu Ma Waxa Ay Ka Wanaagsan Yihiin Qayskii Nabiga…” Xildhibaan Oo Ka Soo Horjeestay Go’aan Lagu Mamnuucay In Kor Loo Qaado Sameecadaha Masaajidada Xilliga Lagu Gudo Jiro Salaadda Taajudka.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland, ayaa ka soo horjeestay go’aankii wasaaradda diinta iyo awqaaftu ay ku mamnuucday in kor loo qaado Sameecadaha Masaajidda, xilliga lagu gudo jiro salaadda Taajudka.

Xildhibaanku wuxuu sheegay in dadka reer Somaliland aanay ka khayr badnayn ehelkii Nebiga, sabab hoos loogu dhigo sameecadaha masaajidduna aanay jirin, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this