Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Caqligoodii Wuxuu Noqday Xabad Iyo Dagaal…” Badhasaabkii Gobolka Badhan Oo Ka Warramay Sababta Uu Isku Casilay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyihii gobolka Badhan ee Somaliland Cali Xuseen Maxamed, ayaa xilkaasi iska casilay maanta, isagoo ku biiray dhanka Puntland.

Wuxuu ku sheegay sababta uu isku casilay in ay tahay ka dib markii uu diiday amar kaga yimid dhanka Somaliland, kaasi oo ahaa in Badhan dagaal lagu qaado.

, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this