Sign in to follow this  
Deeq A.

Dharkenley iyo C/casiis oo caawa ku tartamaya Shabelle

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Degmooyinka Dharkenley iyo Cabdicasiis oo ka wada tirsan Gobolka Banaadir ayaa caawa ku baratami doono  tartanka aqooneedka bisha Ramadaan .

Labada degmo oo nasiib u yeeshay in ay u soo gudbaan wareega 8 dhamaadka ayaa tartamadii hore muujiyay karti iyo dadaal dheeri ah.

Tartamayaasha degmooyinkan ayaa haatan wada diyaar garow xoogan, waxaana degmada badisa ay u gudbi doontaa wareega Sama-Finalka ee tartanka Shabelle.

Tartanka ayaa hatan maraya meel xiiso badan, gaar ahaan is reeb reebka dgemooyinka, waxaana wareega afar dhammaadka horay isaga sii xaadiriyay Howlwadaag iyo Shibis.

Sanadkan waxaa tartanka aqooneedka faca weyn ee Shabelle abaal marinaya degmooyinka shirkadaha Beco iyo Coca-cola.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this