Deeq A. Posted May 30, 2019 (SLT-Hargeysa)-Guddoomoyihii gobolka Badhan ee Somaliland Cali Xuseen Maxamed ayaa iska casiley xilkaasi. Guddoomiyaha oo la hadlay Wariye Mohamed Salh ayaa ii xaqiijiyay is-casilaaddiisa, wuxuuna sababta ku sheegey in la yidhi dagaalan. Wuxuu intaas ku daray in ay isku tallo yihiin Taliyaashii ciidamada ee deegaankaasi oo uu sheegay in iyaguna ay is-casileen. Source Share this post Link to post Share on other sites