Sign in to follow this  
Deeq A.

Itoobiya Oo Balan Qaaday In Aanay Faragalin Doonin Hanaanka Ka Socda Dalka Suudaan

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axemd ayaa balan qaaday in aanu dalkiisu faragalin doontin arimaha ka socda dalka Sudan, isla markaana aanu wax fikrad ah ku darsandoonin hawluhu siday u socdaan dalka ay jaarka yihiin ee Sudan.

1024x576_771299.jpg

Abiy Axmed Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya ayaa sidaasi sheegay xili uu kulan la yeeshay Generaalka xukuma golaha milatariga ee kumeelgaadhka ah ee dalka Sudan Abdul fAttah Burahn, kaas oo sidoo kalena kulano la yeeshay hogaamiyeyaasha dalalka Masar iyo Imaaraadka Carabta todobaadkii la soo dhaafay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this