Sign in to follow this  
Deeq A.

Shacabka Muqdisho oo ka hadlay gafafka ay Itoobiya ka galeyso Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa si kulul uga hadlay khaladaadka is daba jooga ee Itooniya ka galeyso Soomaaliya.

Dadweynahan oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in Itoobiya ay meel uga dhacday jiritaanka Soomaaliya, kadib markii ay muujisay  ficilo lagu wiiqayo Qaranimada Dalka.

Wariyaha Idaacadda Shabelle Maxamuud C/naasur Soofeysane ayaa warbixin ka diyaariyay arrimahaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/05/Soofeysane.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this