Sign in to follow this  
Jacaylbaro

YIPEEEEEEEEEE ,,, IT IS RAINING

Recommended Posts

STOIC   

I am pleased to hear that the rain has reached your side of the slope. Now I can sneak out of sight and come up with face-saving explanation when otheyashaa start asking for money to dig a borehole In Salaxley and awareh (SP?)!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Not yet i guess ,,, yesterday i could see the Hilaax in the western part of SL ,, not sure where exactly ,,, today it rained here (a bit) ,,,

 

I hope it'll reach the eastern part soon ,,, IA

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Hay'ada UAE Red Crescent Society (RCS) oo Caawimo ku sii wada Somaliland

Written by qarannews

Mar 16, 2008 at 08:42 PM

 

 

Warar rasmi ah oo aanu ka helnay ilo kala gadisan ayaa nooo xaqiijiyay in hayda samafalka ee UAE Red Crescent Society, ay isku duba riday isla markaasina ay Somaliland ugu deeqday raashin binu aadamnimo oo lagu qiyaasay 75 Tan oo cunto ah iyo sidoo kale dhowr riig oo ah kuwa biyaha la cabo soo tuura.

 

Wararku waxa ay sheegayaan in raashinkan iyo qalabkan biyaha lagu soo saaraaba ay dhawaan gaadhi doonaan dekada weyn e magaalda Berbera, arintan caawimada ah ayaa waxa ay la xidhiidhaa booqashadii uu madaxweyanaha Somaliland uu ku tagay dalkaasi kadib markii uu martiqaad ka helay, Sheikh Hamdan bin Zayed Al Nahyan, UAE Deputy Prime Minister and President of the UAE Red Crescent Society (RCS).

 

Caawimadani hada ku sii jeeda Somaliland ayaa waxa ay ka mid noqon doontaa balan qaadyadii ay balan qaaday UAE Red Crescent Society (RCS). Sidoo kale waxa iyana dhawaan tagi doona Somaliland wafti dhowr xubnood ka kooban oo soo qiimayn doona baahida xaga cisbitaalada iyo wadooyinka Somaliland, taasi oo ay hore u balan qaadeen, caawimadan ayaa noqon doonta mid iman doonta xili loo baahnyahay, oo ay abaaro bani ay ka taaganyihiin Somaliland, sidoo kale waxa ay shacabka reer Somaliland iyo xukumadooduba soo dhawayn doontaa tageerada Hayda RCS. oo ay si aad iyo aad ah ugu mahad naqayaan gacmo furana ku soo dhawaynayaan.

 

 

 

Qarannews

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this