Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda Caafimaadka Oo Hey’adaha Caalamiga Ku Wargelisay In Shirarka Laga Wareejiyo Nairobi

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saarya ku wargelisay hey’addaha UN-ka, kuwa Deeq bixiyeyaasha iyo inta Iskaashiga Caalamiga kala dhaxeeyo iney shirarkii ka dhici jiray Nairobi ay u wareejiyaan dalal kale/

Wasaaradda ma sheegin dalalka ay doorbideyso in siminaarada iyo shirarka ay  ka dhacaan balse waxaa ay sheegtay iney go’aankan qaadatay kadib markii ay Kenya ay culeys saartay safarka mas’uuliyiinta Soomaaliyeed.

Qoraalka Wasaaradda oo Ingiriis Ku Qoran:

caaa-692x1024.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this