Sign in to follow this  
Deeq A.

Hirshabelle Oo Walaac Ka Muujisay Habraaca Doorashooyinka Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee DF

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo saartay qoraal ay uga jawaabeyso  warqadda wasaaradda arimaha Gudaha iyo federalka  Xukuumadda Soomaaliya ee Mabaadii’da iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada.

Hirshabeelle waxaa ay walaac ka muujisay warqadda, sheegtana iney baal marsantahay nidaamka federaalka ah, dowlad wanaagga iyo daadejinta nidaamka dimoqraadiyadda

Akhriso, Qoraalka Hirshabeelle:

hirsh.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this