Sign in to follow this  
Deeq A.

Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Cisbitaal Ku Yaala Magaalada Hargeysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Waxa xalay Cisbitaalka International ee magaalada Hargeysa xaalad caafimad loo dhigay Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.

Suldaan-Maxamed-1.jpg

Xaaladda xanuunka suldaanka oo waxa xaqiijiyay Wasiirka Wasaarada Horumarinta Biyaha Somaliland Saleeban Yuusuf Cali Oo Koore Barta Uu Facebuuga Ku Leeyahay Ugu Ducaynayey In Uu Alle Caafiyo Suldaan Maxamed Suldaan cabdiqaadir. waxanu qoraalkiisu u dhignaa sidan” Alle caafimaad sariica ha siiyo Suldaan Maxamed Suldaan Abdiqadir oo xaalad caafimaad loo dhigay Cusbitaalka International ee Hargeysa. Alle Waxaan uga Baryayaa waa Bil Ramdaane in Danbi dhaafo iyo naxariis looga dhigo.

Suldaanka dhamaanteen aynu u ducayno waa bil Ramdaan in Alle caafimaad degdega siiyo; xanuunkan la dul qaado. Allahuma-Amiiin”.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this