Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi Oo Safar Kaga Baxay Magaalada Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta safar ugu baxay deegaanka Dararweyne ee gobolka Maroodi-jeex.

madaxweyne-Muuse.jpg

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa tababar deegaanka Dararweyne ugu soo xidhaya dhalinyaro loo carbiyay Barnaamijka shaqo qaran.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa hore ugu qayb galay munaasibad loo sameeyay bilowga tababarkan ay ku qaadanayaan rdeydii jaamacadaha ka baxdey

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this