Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Oo Soo Saaratay Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo federalka  Xukuumadda Soomaaliya ayaa  soo saaratay Mabaadii’da iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada.

Xeerkaan ayaa ah mid quseeya mabaadii’da iyo hanaanka ay u dhacayaan doorashooinka dowlad-gobaledyada xubnaha ka ah dowladda dhexe ee Soomaaliya .

Xeerkaan ayaa waxa uu ka soo baxay wafiiska wasiirka arrimaha gudaha iyo federalka Soomaaliya Cabdi maxamed Sabriye.

Halkaan ka aqriso

Doorashoyinka-m.Gobolada-4-212x300.jpg

doorashoyinka-Gobolada20190525_20330930-

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this