Sign in to follow this  
Deeq A.

Deni oo magacaabay guddiga dib u-habaynta hay’daha dowladda ee gobolka Mudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta magacaabay guddi qaabilsan dib u-habaynta hay’daha dowladda Puntland ee gobolka Mudug.

Dikreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa lagu magacaabay guddiga dib u-habaynta hay’adaha dowladda ee gobolka Mudug oo ka kooban 8 xubnood kana ka kala tirsan golayaasha xukuumadda iyo Baarlamanka Puntland.

Halkaan ka eeg dikreetada

MAGACAABIS.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Deni oo magacaabay guddiga dib u-habaynta hay’daha dowladda ee gobolka Mudug appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this