Sign in to follow this  
Deeq A.

Ahlusunna Waljamaaca oo Dad hor leh ka qab qabatay Guriceel

Recommended Posts

Deeq A.   

Guriceel ( SMN):-Degmadda Guriceel ee gobolka Galgaduud waxaa shalay lagu qabtay nin doonayay in uu isku qarxiyo goob ay ka socotay munasabad lagu xusayay dadkii ku geeriyoday dagaaladii Al-Shabaab lagula galay gobolka iyadoo Ahlu sunna ay maalintan oo kale xusto.

Kaddib markii la qabtay Ninkaan  oo xirnaa jaakadda qaraxa waxaa bilowaday xalay baaritaanno dad hor leh lagu soo qab qabtay kuwaas oo lagu eedeynayo in ay ku lug lahaayeen falkii shalay dhacay.

Saraakiisha Booliska ee Guriceel ayaa sheegay in eedeysanayashan ay ku socdaan baaritaanno kaddib la hor geyn doono sharcigga.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this