Sign in to follow this  
Deeq A.

Hodan iyo Kaxda oo caawa ku baratamaya Shabelle

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Waxaa caawa tartan aqooneedka Shabelle isaga hor imaan doono degmooyinka Hodan iyo Kaxda oo ka wada tirsan gobolka Banaadir.

Labadaani degmo ayaa ku wada jira Group-ka A is araga saddexaad ee wareega koowaad tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan.

Hodan ladii labadii kulan ee la soo dhaafay waa laga soo badiyay halka , Kaxda kulankii 1-aad ay guul gaartay, kulankii labaadna laga soo badiyay.

Tartamayaasha difaacaya labada degmo ayaa haatan isu diyaarinaya barnaamijka Caawa,, basle waxaa laga war sugi doonaa degmada badisa Hodan iyo Kaxda ee G/Banaaidr.

Sanadkan tartan aqooneedka Shabelle waxaa abaal marin qaali ku bixinaya shirkadaha Ganacsiga Beco iyo Coca-Cola.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this