Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukumadda Muuse Biixi oo ku milantay maamul goboleedyada Somaliya fiirso shirkan uu ilka case kaga qayb galay Kiiniya

Recommended Posts

Deeq A.   

Screenshot_20190522-235059-300x176.jpg

Xoghaye ilkacase wuxuu ugu safray Dalka Kenya inuu kaga Qayb-galo Shir uu Shir-gudoominayey Wasiirka Shaqada & Arimaha Bulshada Soomaaliya, wuxuuna kulanka ku metelayey Maamulka S/land, Halka Maamulada Puntland, Galmudug, Hirshabeele, Koonfur Galbeed & Jubaland-na Xubno shirkan u joogeen. Taasi waxay ka dhigan tahay in Somaliland ahayd Maamul hoos yimaada Soomaaliya.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this