Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirkii Arimaha dibada oo ku dhintay qarixii Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa sii kordhaya qasaarihii ka dhashay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Allaha u naxariistee Xuseen Ceelaabe Faahiye oo soo noqday wasiirkii arimaha dibada Soomaaliya dowladii Xasan Sheekh Maxamuud.

Xuseen Ceelaabe Faahiye ayaa hadda ahaa latiliye katirsan wasaarada arimaha dibada Soomaaliya.

Sidoo kale Xuseen Ceelaabe Faahiye xilal ka soo qabtay dowladihii dalka Soomaaliya.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Wasiirkii Arimaha dibada oo ku dhintay qarixii Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this