Deeq A. Posted May 22, 2019 Qarax loo adeegsaday gaari aayaa goordhow ka dhacay Muqdisho. Qaraxa oo si weeyn looga maqlay dhamaan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa ka dhacay agagaarka taalada Daljirka Dahsoon. Lama oga qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaasi. Qaraxa ayaa kadhacay bar fariisin oo ciidamada oo ciidamada dowlada ay ka waardiyeeyaan madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho. Faah faahinta dib kala soco The post Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites