Sign in to follow this  
Deeq A.

Hormuud oo deeq gaarsiisay arday maqalka la’

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) –  Hay’adda Hormuud Foundation ayaa maanta deeq lacageed gaarsiisay arday maqalka la’ oo wax ka barata Iskuul ku yalla degmada Dharkenley ee G/Banaadir.

Ardaydan oo tiro ahaan gaaraya illaa iyo 37 ruux ayaa waxa ay madaxda Hormuud Foundation TelecoM ku booqdeen xarunta Iskuulkaasi.

Sidoo kale Hormuud ayaa u ballan qaaday ardayda iyo maamulka Iskuulkani in ay garab taagnaan doonto, islamarkaana ay u fidin doonto taagreero joogta ah.

Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/05/war-mutawakil-hormuud.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this