Deeq A. Posted May 21, 2019 Muqdisho (SMN) – Hay’adda Hormuud Foundation ayaa maanta deeq lacageed gaarsiisay arday maqalka la’ oo wax ka barata Iskuul ku yalla degmada Dharkenley ee G/Banaadir. Ardaydan oo tiro ahaan gaaraya illaa iyo 37 ruux ayaa waxa ay madaxda Hormuud Foundation TelecoM ku booqdeen xarunta Iskuulkaasi. Sidoo kale Hormuud ayaa u ballan qaaday ardayda iyo maamulka Iskuulkani in ay garab taagnaan doonto, islamarkaana ay u fidin doonto taagreero joogta ah. Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/05/war-mutawakil-hormuud.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites