Sign in to follow this  
Deeq A.

Afgooye iyo Xamar Jajab oo caawa Tartamaya

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Waxaa caawa tartan bisha barakeysan ee Ramadaan ku madlan degmooyinka waa weyn weyn Afgooye iyo Xamar Jajab oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose.

Lada degmo ayaa  ku wada jira Group-ka D is araga labaad wareega koowaad ee tartan aqooneedka faca weyn ee Idaacadda Shabelle.

Degmada Afgooye ee gobolka Sh/ Hoose ayaa tartankii hore guul ka soo gaartay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.

Dhanka kale degmada Xamar Jajab ayaa kulankii hore bar bar dhac la soo gashay dhiggeeda degmada Cabdicasiis.

Balse la arki doonee caawa degmada awood roonaata Afgooye iyo Xamar Jajab oo kala matalaya gobollada dariska ah ee Shabeelaha Hoose iyo Banaadir.

Taaba gelinta sanadkan tartanka Shabakadda Warbaahinta Shabelle waa shirkadaha ganacsiga Beco iyo Coca-Cola.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this