Sign in to follow this  
Deeq A.

Howlgallo qorsheysan oo xalay laga sameeyay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgallo roon-dooyin ah ka sameeyay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxa ay Ciidanku ka fuliyeen degmooyinka Dharkenley, Hodan iyo Howlwadaag.

Saraakiil ka tirsan Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in baaritaanadaasi ay ahaayeen kuwa lagu xaqiijinayay amniga degmooyinkaasi.

Maalmihii dambe Ciidamada dowladda ayaa si aad ah u xoojiyay amniga Caasimadda oo ay haatan ka socdaan howlgallo ballaaran.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this