Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro:-RW ku-xigeenka dalka oo u ambabaxay Turkiga

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka Turkiga.

Guddoomiyaha Bangiga dhexe, Cabdiraxmaan Maxamed Cabullaahi, iyo maareeyaha dekadda Muqdisho, Axmed Maxamed Maxamuud ayaa ka mid ah wafdiga Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka hoggaaminayo ee u baxay dalka Turkiga.

Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa inta uu joogo Turkiga waxa uu kulamo la qaadanayaa mas’uulyiin kamid ah dawladda Turkiga.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

IMG-20190521-WA0003.jpgIMG-20190521-WA0002.jpgIMG-20190521-WA0001-1.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this