Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Cawad iyo safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo ka wada-hadlay arrima militari

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay Muqdisho Safiirka dalka UK ee Soomaaliya, Ben Fender.

waxa uu kala hadlay intii lagu guda-jiray fadhigaasi xoojinta xiriirka laba geesoodka ee labada dal ee saaxiibada ah u dhexeeya iyo qaabkii lagu horumarin lahaa iskaashi dhinac kastaba leh.

Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saarray iskaashiga dhinacyada ammaanka, milatariga, maalgeshiga iyo kobcinta dhaqaalaha iyo taageeridda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

PUNTLAND POST

The post Wasiir Cawad iyo safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo ka wada-hadlay arrima militari appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this