Deeq A. Posted May 20, 2019 Wasaaradda waxbarashada ee Jamhuuriyadda federaalka ah ayaa maanta soo saartey jadwalka cusub ee imtixaanaadka shahaadiga ah. Imtixaanaadka ayey wasaaradda horey u baabi’isay kadib markii la sheegay inuu baxay qish. Halkan ka Akhriso: Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites