Deeq A. Posted May 20, 2019 Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan yeelanaya xaruntooda. Ajendaha kulanka waa 3 qodob. 1.U codeynta Hindise Sharciyeedka dhismaha guddiga Musuqmaasuqa. 2.Akhrinta 3aad wax ka badelka Sharciga Batroolka. 3.Akhrinta 1aad Hindise Sharciyeedka doorashooyinka. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites