Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta kulan yeelanaya

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho.

Kulankaan ayaa ah kulankii 16-aad kalfadhigiisii 5-aad.

Ajendaha kulanka ayaa ah

1.Ucodeynta Hindise Sharciyeedka dhismaha guddiga Musuqmaasuqa.

2.Akhrinta 3aad wax ka badelka Sharciga Batroolka.

3.Akhrinta 1aad Hindise Sharciyeedka doorashooyinka.

Puntland Post

The post Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta kulan yeelanaya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this